Daawo Goolkii Caaqibada lahaa ee uu Moussa Sow ka dhaliyay Man United

112835093-sow-sport-large_transtzjv8uie4sqbagtpw6jiznndml-fnbpvlkwcwvkdhwu

(Istanbul), 03 Nof 2016  –Ciyaarta haatan socota ee Fenerbahce iyo Manchester United ee ka tirsan Koobka Europa League ayaa daqiiqaddii 2-ad ee la bilaabayba waxaa Weeraryahanka kooxda Fenerbahce Moussa Sow uu gool laba lugaateey ah oo aad u qurux badan ka dhaliyay Man United.

Ciyaarta ayaa haatan waxaa dhammaatay qaybtii hore waxayna weli maraysaa 1-0 oo Fenerbahce ku hoggaaminayso.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close