Day: November 3, 2016
-
Germany
Sababtii loo ganaaxay Pierre-Emerick Aubameyang oo la shaaciyay
(Dortmund) 03 Nov 2016 Weerar yahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa xalay laga ganaaxay inuu ciyaaro kulankii ay 1-0 uga…
Read More » -
England
Wayne Rooney oo bareejeeyay Rikoorkii dhaliyihii ugu goolasha badnaa Man United Tartammada Yurub ee van Nistelrooy
(Istanbul), 03 Nof 2016 –Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa gool uu caawa ka dhaliyay kooxda Fenerbahce kulankii…
Read More » -
England
DAAWO: Goolkii cajiibka ahaa ee Lens uu ka dhaliyay Man United
(Istanbul) 03 Nov 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Fenerbahce Jeremain Lens ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda United kulanka haatan…
Read More » -
Spain
Ciyaartoyda Real Madrid oo la ogaaday goolhayaha ay doonayaan inuu si joogto ah u ciyaaro
(Madrid) 03 Nov 2016 Ciyaartoyda kooxda Real Madrid ayaa la ogaaday goolhayaha ay jecelyihiin inuu si joogto ah goolka ugu waardiyeeyo.…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Southampton vs Inter Milan 2-1 (Inter oo lagaga adkaaday gool ay iska dhalisay)
SOUTHAMPTON (4-3-3): Forster; Martina, Yoshida, Van Dijk, McQueen; Hojbjerg, Romeu, Ward-Prowse; Tadic, Rodriguez, Redmond. Macallin: Puel. INTER (4-4-1-1): Handanovic; D’Ambrosio, Ranocchia, Miranda, Nagatomo; Candreva, Medel,…
Read More » -
England
Daawo Goolkii Caaqibada lahaa ee uu Moussa Sow ka dhaliyay Man United
(Istanbul), 03 Nof 2016 –Ciyaarta haatan socota ee Fenerbahce iyo Manchester United ee ka tirsan Koobka Europa League ayaa daqiiqaddii…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Fenerbahce vs Manchester United 2-1 (Man Utd oo mar kale la maray)
TOOS Sukru Saracoglu Fenerbahce: Demirel, Ozbayrakli, Skrtel, Kjaer, Kaldirim, Souza, Potuk, Topal, Lens, Sow, Sen. Kaydka: Fabiano, Van Persie, Koybasi, Emenike, Neustadter,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Austria Vienna vs AS Roma 2-4 (Roma oo Viena ku raaxaysatay)
Austria Vienna: Hadzikic; Larsen, Rotpuller, Filipovic, Martschinko; Serbest, Holzhauser; Pires, Grunwald, Venuto; Kayode Kaydka Austria Vienna: Pentz, Vukojevic, Prokop, Salamon,…
Read More » -
England
“Ma ahan inay faraha la soo gasho dhaqan soo jireen ah.”. Arsene Wenger oo furka ku tuuray FIFA
(England) 03 Nof 2016. Tababare Arsene Wenger ayaa aamisan in FIFA ay ahayd inaysan ku lug lahaan qorshaha England iyo…
Read More » -
England
Laacibka BISHA ee Man United oo la magacaabay
(England) 03 Nof 2016. Xiddiga Bisha Oktoobar ee kooxda Man United ayaa la doortay 90,000 oo cod ayaana baxday oo…
Read More »