XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga!

(Roma) 02 Okt 2016 – Waxaa todobaadkii tegey la ciyaaray kulamadii 11-aad ee horyaalka Talyaaniga, kaasoo kulankii ugu adkaa ay Juve 2-1 iskaga reebtay kooxda Napoli taasoo u saamaxdey inay hoggaanka ku qabato 4 dhibcood.

Haddaba, Dave Taylor ayaa sameeyay xulka todobaadkan ugu wanaagsanaa horyaalka Talyaaniga isagoo soo qaatay 11-kii laacib ee bandhigyada wanaagsan ka sameeyay garoomada kala gedisan ee Talyaaniga ee hoos ka eeg.

Lukasz Skorupski [Empoli]

Matias Silvestre [Sampdoria]

Leonardo Bonucci [Juventus]

Giuseppe Bellusci [Empoli]

Felipe Anderson [Lazio]

Jasmin Kurtic [Atalanta]

Giacomo Bonaventura [Milan]

Daniele Dessena [Cagliari]

Jose Callejon [Napoli]

Gonzalo Higuain [Juventus]

Marcello Trotta [Crotone]

XIDDIGAHA XUSKA MUDAN: Gianluigi Donnarumma [Milan], Nikola Kalinic [Fiorentina], Fabio Quagliarella [Sampdoria], Milan Skriniar [Sampdoria], Samir Handanovic [Inter], Adem Ljajic [Torino], Marco Benassi [Torino].

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close