Day: November 2, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Legia Warsaw vs Real Madrid 3-3 (Real & Legia oo is rukhuusay)
LEGIA WARSAW (4-2-3-1): Malarz; Bereszynski, Rzezniczak, Pazdan, Hlousek; Kopczynski, Moulin; Guilherme, Odidja-Ofoe, Radovic; Nikolics. KAYDKA: Prijovic, Cierzniak, Czerwinski, Jodlowiec, Kucharczyk,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Juventus vs Olympique 1-1(Lyon oo Juve jillaafaysay)
Juventus: Buffon; Dani Alves, Bonucci, Barzagli, Evra; Khedira, Marchisio, Sturaro; Pjanic; Mandzukic, Higuain Juventus bench: Neto, Benatia, Rugani, Alex Sandro,…
Read More » -
Afrika
Goolhayihii xulka Qaranka Gabdhaha Gambia oo geeriyootay iyadoo u Tahriibaysa Yurub
(Banjul), 02 Nof 2016 –Goolhayihii Gabdhaha Xulka Qaranka Waddanka Gambia Jawara Fatim ayaa geeriyootay iyadoo isku dayaysay inay Tahriib…
Read More » -
Germany
Arjen Robben oo ka carooday tababare Ancelotti kadib kulankii PSV Eindhoven
(Munich) 02 Nov 2016 Laacibka kooxda Bayern Munich ee Arjen Robben ayaa si cad u sheegay inuu ka niyad jabay tababaraha reer…
Read More » -
England
DEG DEG: FA-ga ingiriiska oo ganaax garka u suray Jose Mourinho (Imisa kulan ayaa la ganaaxay?)
(Manchester) 02 Nov 2016 Xiriirka kubadda cagta ingiriiska ee FA ayaa ganaaxay tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho kadib markii uu…
Read More » -
Italy
ACM VS JUV: Goorta & goobta lagu ciyaarayo Supercoppa TIM 2016 oo la iclaamiyay!
(Dooxa) 02 Okt 2016 – Tartanka Supercoppa TIM 2016 oo u dhexeeya kooxaha Juventus iyo AC Milan, gaar ahaan dufcaddii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
FIFA oo ku magacoowday 10-ka macallin ee u sharraxan tabaraha ugu wanaagsan sanadkan 2016 (Macallimiin mudnaa oo aan ka muuqan)
(Zurich) 02 Okt 2016 – Macallinka Leicester City ee Claudio Ranieri ayaa lagu daray liiska macallimiinta u sharraxan macallinka ugu…
Read More » -
Italy
Dhaawacyo hareeyay Roma ka hor kulanka Europa League ee Austria Wien
(Roma) 02 Nov 2016 Kooxda Roma ayaa la dhibtoonaysa dhaawacyo hareeyay ciyaartoydeeda gaar ahaan dhanka difaaca ka hor kulanka adag ee…
Read More » -
England
Aaron Ramsey oo u goodiyay Tottenham ka hor kulanka Derby North London
(London) 02 Nov 2016 Laacibka dhawaantaan ka soo laabtay dhaawaca ee Aaron Ramsey ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay wajihi…
Read More » -
England
Samir Nasri oo 6 Milyan oo Euro ku iibinaya Qasri uu ku leeyahay Manchester
(Manchester), 02 Nof 2016 –Laacibka Khadka dhexe ee Kooxda Manchester City, Samir Nasri oo haatan amaahda ugu ciyaaraya kooxda…
Read More »