Eden Hazard oo dib u helay qaab ciyaareedkiisii wacnaa

Chelsea's Belgian midfielder Eden Hazard celebrates after scoring their third goal during the English Premier League football match between Chelsea and Manchester United at Stamford Bridge in London on October 23, 2016. / AFP / Glyn KIRK / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / (Photo credit should read GLYN KIRK/AFP/Getty Images)

(London) 31 Oktoobar 2016. Eden Hazard ayaa Chelsea ku hogaamiyay Premier League sanadkii hore 2015 balse ay si xun uga jajabatay xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.

Goolkii uu Hazard xalay ka dhaliyay Southampton ayaa ahaa goolkiisii 5-aad ee xilli ciyaareedkan Premier League waana in ka badan goolashii uu dhaliyay dhammaan kal ciyaareedkii la soo dhaafay.

Xiddiga reer Belgium ayaa 31-kii kulan uu ciyaaray Premier League kal ciyaareedkii la soo dhaafay dhaliyay 4-gool oo qura, iminka uu ciyaarayna 10 kulan oo kaliya wuxuu sii cago cageynayaa 5-gool taa oo tilmaameysa inuu dib u helay wadada saxda ah.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close