HOR DHAC: Sampdoria Vs. Inter

sampdoria-vs-inter-prediction-and-tips

(Sampdoria) 30 Okt 2016. Inter Milan waxa ay booqan doontaa Sampdoria oo kulankii ugu dambeeyey ay dhagta dhiiga u soo dartay Juventus.

Frank De Boer waxaa saaran cadaadis madaama bandhigyada kooxda dhawaanahan mid lagu qanco uusan ahayn.

Taas ayaa ka dhigeysa in uu ku qasban yahay helida saddexda dhibcood kulanka caawa.

 

Maxaa Inter ka cusub?

– Frank de Boer waxa uu dib dhexda ugu soo celiyey Ever Banega, taas waxa ay kaartadiisa ka dhigeysaa 4-3-3 halkii uu hore dhex ka duulle hore u riixayey.

– Antonio Candreva iyo  Ivan Perisic ayaa uga cad cad Eder in ay safka kowaad ku soo bilowdan.

RAAD RAAC:

-Inter 11 ka mida 12kii kulan ee ay la dheeshay Sampdoria lagama badin dhammaan tartamada.

SAFAFKA LA FILI KARO

inter

Gegida:  Luigi Ferraris

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Paolo Silvio Mazzoleni

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close