HOR DHAC: Barcelona Vs. Granada

barcelona-vs-granada-xi

(Barcelona) 29 Okt 2016. Barcelona waxa ay soo daweyn doontaa Granada kulanka 10-aad ee La Liga.

Catalans waxa ay ku jirtaa kaalinta saddexaad mana dooneyso in ay hoos uga sii dhacdo kooxaha reer Madrid oo isku xiga saqafka sare iyo kaalin labaad.

Maxaa Barca ka cusub?

– Gerard Pique and Jeremy Mathieu labaduba waa dhaawac taas oo ka dhigan in raqbada dhexe ay isku wehelin doonaan Samuel Umtiti iyo  Javier Mascherano.

– Lucas Digne waxa uu kaabi doonaa Jordi Alba oo dhaawac ku maqan halka Rafinha uu buuxin doono booskii Andres Iniesta.

-MSN iyagu waa taam.

RAAD RAAC:

-Barcelona wey badisay 9 ka mida 10kii kulan ee ugu dambeeyey oo ay wada dheelaan Granada dhammaan tartamada.

-Afartii kulan ee ugu dambeeyey ee ay Barca soo dhaweyso Granada shabaqeeda wey ka ilaashatay.

-Granada ma badin 10kii kulan ee ugu dambeeyey La Liga.

SAFAFKA LA FILI KARO

granada

Gegida: Camp Nou

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Juan Martinez

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close