HOR DHAC: Alaves Vs. Real Madrid

alaves-vs-real-madrid-match-preview-prediction-spanish-la-liga-29th-october-2016

(Madrid) 29 Okt 2016. Real Madrid waxa ay u martiyi doontaa Alaves kulan ka tirsan La Liga.

Zidane dhiniciisa ayaa ciyaari doona kaddib guushii 7-1 ahayd ee ay Copa del Rey ku soo badiyeen arbacadii.

Maxaa Real ka cusub?

– Dani Carvajal ganaax ayuu ku seegi doonaa kulankan, taas waxa ay ka dhigan tahay in uu Danilo dambeedka middig ciriirsado.

-Isco ayaa la filayaa in uu dhexda ka sii dheelo.

-James Rodriguez ayaa Isco ka garab dheeli doona halkii uu ciyaari lahaa Mateo Kovacic.

Karim Benzema, Gareth Bale and Cristiano Ronaldo dhammaan wey ciyaari doonaa kaddib markii la nasiyey kulankii Copa del Rey.

RAAD RAAC

-Real Madrid lagama badin 21kii kulan ee ugu dambeeyey La Liga

-Real Madrid wey badisay shantii kulan ee ugu dambeeyey Alaves.

SAFAFKA LA FILI KARO

real

Gegida: Estadio Mendizorroza

Saacadda Geeska Africa: 5:15Pm

Dhex dhexaadiyaha: Jose Sanchez

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close