DHACDO YAAB LEH: Maxaa laacibkan lagu siiyay kaarka JAALAHA!!??….(Daawo adaa qosli doona)

 dhacdo2

(Africa) 29 Oktoobar 2016. Kulan dhex maray kooxaha ka wada dhisan South Africa ee Baroka FC iyo Stars Platinum ayaa waxaa ka dhacay dhacdo yaab leh oo dad badan ka qoslisay.

Garsooraha ciyaarta ayaa kaarka jaalaha ah u taagay Sipho Moeti ee qadka dhexe kaga ciyaara naadiga Baroka FC kaddib markii uu sameeyay farsamo ka bad-badis ah xilli ay kooxdiisu 3-0 ku hogaamineyso ciyaarta.

dhacdo1

Falanqeeyayaasha ciyaaraha ayaa aad ula yaabay go’aanka garsooraha iyo sababtii uu kaarka jaalaha ah u siiyay Moeti.

Bal adiga daawo muuqaalka, siduu kula muuqdaa go’aanka garsooraha, innaga ahaan wuu inala qaldan yahay waayo kubbada cagta waa madadaalo, Sipho Moeti-na wuxuu sameeyay waa madadaalo.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close