Day: October 29, 2016
-
Horyaallada
SERIE A: Juventus oo garaacday Napoli, iyadoo Gonzalo Higuain uu goolka guusha ka dhaliyey kooxdiisii hore… SAWIRRO
(Turin) 29 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa guul ka gaartay Napoli oo ay soo dhowaysay kulan ka…
Read More » -
Horyaallada
LA LIGA: Barcelona oo guul dirqi ah garoonkeeda Camp Nou kaga gaartay Granada… SAWIRRO
(Barcelona) 29 Okt 2016 – Kooxda Barcelona ayaa guul ciriiri ah ka gaaray Granada oo marti ugu ahayd garoonka Camp…
Read More » -
England
Ander Herrera oo qaatay casaankiisii ugu horreeyey Premier League iyo RIKOODHADII kale ee laga diiwaan galiyey kulankii ay Man United maanta barbaraha la gashay Burnley
(Manchester) 29 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United oo uu kaarka cas ka qaatay Ander Herrera ayaa barbaro…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan galiyey kulankii maanta ay Man City muruqa u sheegtay West Brom… (Maxay ka dhignaayeen goolashii Aguero iyo Gündoğan?)
(West Bromwich) 29 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa 4-0 ku xaaqday West Bromwich Albion oo ay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Juventus vs SSC Napoli 2-1 (Juve oo Napoli nustay)
Juventus: Buffon; Barzagli, Bonucci, Chiellini; Lichtsteiner, Khedira, Hernanes, Pjanic, Alex Sandro; Higuain, Mandzukic Kaydka Juventus: Neto, Benatia, Cuadrado, Marchisio, Lemina,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: FC Barcelona vs Granada 1-0
Barcelona (4-3-3): Ter Stegen; Roberto, Mascherano, Umtiti, Digne; Denis Suarez, Rakitic, Rafinha; Messi, Suarez, Neymar. Kaydka Barcelona: Andre Gomes, Marlon,…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan galiyey kulankii maanta ay Arsenal afarta gool ku dhufatay Sunderland
(Sunderland) 29 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa 4-1 uga adkaatay maanta Sunderland oo ay booqatay, waxaana ay…
Read More » -
England
Ma tababaraha Liverpool oo yar-baa mise?????
(England) 29 Oktoobar 2016. Liverpool ayaa kor u soo kacday isla markaana la soo baxday kubbad bilicsan tan iyo sidii…
Read More » -
Afrika
DHACDO YAAB LEH: Maxaa laacibkan lagu siiyay kaarka JAALAHA!!??….(Daawo adaa qosli doona)
(Africa) 29 Oktoobar 2016. Kulan dhex maray kooxaha ka wada dhisan South Africa ee Baroka FC iyo Stars Platinum…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Liverpool oo dardartay Crystal Palace oo ay booqatay kulan lix gool la iska dhaliyey… + SAWIRRO
(London) 29 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul muhiim ah kaga soo gaartay Crystal Palace garoonkeeda Selhurst…
Read More »