KURAYADA KUBADDA KA TAAJIREY: Wax ka baro 11-ka laacib ee faqriga ahaa kahor ciyaarista kubadda cagta! (Daawo qaybtii 1-aad)

(Gool FM) 28 Okt 2016 – Waxaad kubadda cagta ku baratay barbaar kala duwan oo kusoo caan baxday kubadda cagta, balse aad bay u kala duwan yihiin marka ay timaaddo nolosha ay kusoo barbaareen.

Qaar baa ka yimid qoysas dabaqadda dhexe ah, qaar bay xitaa madaxi dhashay sida wiilkii Mucamar Al Qaddaafi, lkn waxaa jira kuwo badan oo ka yimi nolol faqri ah midda ugu hooseeysa.

Haddaba ka bogo laacibiinta kubadda ku taajirey balse ciyaaristeeda kusoo bilaabay duruufo nololeed oo aad u gurracnaa markii ay yaraayeen, adigoo qaybtan oo middii 1-aad ah ku baran doona laacibiin badan.

Tim Howard; Dani Alves, Gabriel, Lauren, Alexis Sanchez, Luca Modric, Alex Hleb, Stephen Pienaar, Carlos Bacca, Zlatan Ibrahimovic, Carlos Tevez.

b

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close