DAAWO: 10-ka laacib ee iyaga oo isku koox ah adduunka isu necbaa!!!

(Yurub) 28 Okt 2016 – Laacibiinta kubadda cagta gaar ahaan kuwa isku koox ah waxaa dhex mara xiriir saaxiibtinimo, mid xirfadeed IWM, maaddaama ay isku koox yihiin oo ay isku hal midab difaacaan.

Hagaag, haddii ay sidaa kula tahay waad khaldan tahay, waayo markasta ma dhacdo in laacibiinta isku kooxda ihi ay noqdaan saaxiibbo isku dhaarta, balse mararka qaar waaba cadow isku dhaarsan.

Muuqaalkan daawo oo arag laacibiin is colaadiyay tiiyoo ay jirto inay isku koox ahaayeen.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close