Day: October 28, 2016
-
Wararka
SERIE A: Rocchi oo qaban doona kulanka Juve-Napoli (Garsoorayaasha kulamada oo idil)
(Roma) 28 Okt 2016 – Waxaa la wada saaray garsoorayaashii qaban lahaa kulamada 11-aad ee horyaalka Talyaaniga kuwaasoo shaqadooda ka…
Read More » -
Italy
Maamulka Inter Milan oo markale suuqa ku bixinaya malaayiin lacag ah! (Imisa laacib ayay doonayaan?)
(Milano) 28 Okt 2016 – Suning Group ayaa ballan qaaday “inay xoojiyaan” naadiga Inter Milan kaddib markii ay sheegeen inay…
Read More » -
England
Mourinho oo si cad u sheegay sababta uu keydka ugu haayo Henrikh Mkhitaryan
(Manchester) 28 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man United Jose Mourinho ayaa si cad uga hadlay sababta uu keydka ugu haayo laacibka…
Read More » -
Italy
Laurent Blanc oo ku dhaw inuu tababare u noqdo kooxda Inter
(Milan) 28 Okt 2016 Tababarihii laga cayriyay kooxda PSG xaggaagii la soo dhaafay ee Laurent Blanc ayaa haatan lalaxiriiriyay kooxda reer talyaani…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MAXAA CUSUB: Saxiixa iibka AC Milan oo soo dhowa & Marco Fassone oo Isniinta u duulaya Shiinaha!
(Milano) 28 Okt 2016 – Carlo Festa, oo ah weriye ka tirsan warsidaha Il Sole 24 Ore, ayaa daabacay xog…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Edin Dzeko waa Batistuta oo kale” – Abel Balbo
(Roma) 28 Okt 2016 – Qannaaskii hore ee kooxda AS Roma ee Abel Balbo ayaa Edin Dzeko barbardhigay laacibkii Gabriel…
Read More » -
Ameerika
MIN HALYEEY ILAA HOORRI: 11-ka laacib ee iyagoo halyeeyo ahaa hoos u dhacay! (Daawo)
(Gool FM) 28 Okt 2016 – Waxaa jira laacibiin kubadda cagta soo maray iyo kuwo weli ku jira saaxada ciyaaraha…
Read More » -
Ameerika
KURAYADA KUBADDA KA TAAJIREY: Wax ka baro 11-ka laacib ee faqriga ahaa kahor ciyaarista kubadda cagta! (Daawo qaybtii 1-aad)
(Gool FM) 28 Okt 2016 – Waxaad kubadda cagta ku baratay barbaar kala duwan oo kusoo caan baxday kubadda cagta,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: 10-ka laacib ee iyaga oo isku koox ah adduunka isu necbaa!!!
(Yurub) 28 Okt 2016 – Laacibiinta kubadda cagta gaar ahaan kuwa isku koox ah waxaa dhex mara xiriir saaxiibtinimo, mid…
Read More » -
England
Aaron Ramsey iyo Giroud oo la heli karo laakiin Cazorla, Walcott iyo Monreal
(London) 28 Oktoobar 2016. Aaron Ramsey ayaa ku soo laabtay shaxda Arsenal ee wajaheysa Sunderland kaddib markii uu ka soo…
Read More »