Sahanka Manchester United oo ku hawlan qiimeynta Dembele

hd-moussa-dembele-celtic_1wwj2e2bwq07a1hfq4ar096isu

(Manchester) 27 Okt 2016. Sahanka lixaadka leh ee Manchester United ayaa ku mashquulsan sidii ay ku qiimeyn lahaayeen sare u kaca dullaanka da’yarka ah ee Celtic Moussa Dembele, sidaas waxaa qortay Daily Record.

Daqar geeystihii hore ee Fulhan waxa uu bandhig wanaagsan ololahan ka waday Parkhead isaga oo goolkiisii 15-aad ugu shubay Ross County arbacadii.

Sahanka United waxa ay goobjoog ku ahaayeen kulankii ka tirsanaa horyaalka Scotish-ka iyaga oo miisaamaha suurtagalnimada ay kula soo wareegi karaan wiilka u diiwaan gashan 21 jirada France.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close