Lionel Messi iyo caruurtiisa oo ku baashaalaya Disneyland

me

(Paris) 27 Oktoobar 2016. Lionel Messi, labadiisa caruur iyo xaaskiisa ayaa baashaal iyo dalxiis u tagay Disneyland ee ku dhow caasimada dalka Faransiiska ee Paris.

Lionel Messi ayaa dhawaan ka soo laabtay dhaawac uu garoomada uga maqnaa isagoona lix gool dhaliyay saddexdii kulan ee ugu dambeysay.

Maadaama ay usbuuc isku jireen kulankii ugu dambeeyay iyo kulanka soo socda ee Barca kabtabka reer Argentina ayaa ka faa’iideystay midaa isla markaana caruurtiisa iyo xaaskiisa u dal xiis geeyay Disneyland.

Dhanka kale Neymar oo ka ka faa’iideysanaya fasaxa yar ay heleen ayaa u duulay caasimada dalka Ingiriiska ee London isagoo halkaa kula kulmay fannaanka caanka ah ee Tinie Tempah.

http://i1.mirror.co.uk/incoming/article9123992.ece/ALTERNATES/s615/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close