Day: October 25, 2016
-
Horyaallada
SERIE A: Kooxda AC Milan oo laga horjoogsaday fursad ay hoggaanka horyaalka ku qaban kartay, iyadoo guuldarro xun kala soo kulantay Genoa… + Sawirro
(Genoa) 25 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa caawa laga horjoogsaday fursad ay hoggaanka horyaalka Serie A…
Read More » -
England
Alex Oxlade-Chamberlain oo Arsenal u soo saaray wareegga siddeeda ee League cup, kaddib markii ay ka badiyeen kooxda Reading… + Sawirro
(London) 25 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si raaxo leh ugu soo baxday wareegga siddeeda ee League…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo u gudubtay wareegga siddeeda ee League Cup kaddib guul ay ka gaartay Tottenham, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Sturridge… + Sawirro
(Liverpool) 25 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa u gudubtay wareegga siddeeda ee League Cup kaddib guul muhiim…
Read More » -
France
France Football oo ka jawaabtay sababtii Hazard iyo Benzema uga reebtay 30 u sharraxan Kubadda Dahabka 2016
(Paris), 25 Okt 2016 –Wargeyska France Football ayaa ka jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen Jamaahiirta Kubadda Cagta, taasoo ku…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Genoa vs AC Milan 3-0 (Milan oo marada laga ridey)
Genoa: Perin; Izzo, Burdisso, Munoz; Edenilson, Rincon, Veloso, Laxalt; Ninkovic, Simeone, Rigoni Kaydka Genoa: Lamanna, Zima, Gentiletti, Orban, Biraschi, Brivio,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Liverpool vs Tottenham 2-1 (Liverpool oo la qaban la’yahay)
TOOS Anfield Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Lucas, Klavan, Moreno, Grujic, Stewart, Wijnaldum, Origi, Sturridge, Oviemuno Ejaria. Kaydka: Karius, Clyne, Lovren, Mane, Lallana,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Arsenal vs Reading 2-0 (Arsenal oo adeegatey)
TOOS Emirates Stadium Arsenal: Martinez, Jenkinson, Holding, Gabriel, Gibbs, Elneny, Maitland-Niles, Oxlade-Chamberlain, Reine-Adelaide, Iwobi, Lucas Perez. Kaydka: Giroud, Bielik, Zelalem, Macey, Sheaf, Willock,…
Read More » -
England
Imisa bilood ayuu garoommada ka maqnaanayaa Daafaca Manchester United Eric Bailly?
(Manchester), 25 Okt 2016 –Daafaca Dhexe ee kooxda Manchester United, Eric Bailly oo dhaawac jilibka ah soo gaaray kulankii…
Read More » -
Spain
Xiriirka Kubadda Cagta FIFA oo ganaax dul dhigay Xiriirka Kubadda Cagta Spain
(Zurich), 25 Okt 2016 –Guddiga Anshaxa Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaanno (FIFA)…
Read More » -
England
RASMI: Kevin De Bruyne oo seegaya kulanka habeen dambe ee labada Manchester
(Manchester) 25 Okt 2016 – Manchester City ayaan heli doonin adeegga xiddigooda khadka dhexe ee Kevin De Bruyne kulanka ay habeen…
Read More »