Kumaa hoggaaminaya gooldhalinta horyaalka Serie A ee Waddanka Talyaaniga?

delantero-inter-mauro-icardi-ap_claima20160920_0289_28-600x330

(Milano) 24 Okt 2016 – Kulamadii sagaalaad ee horyaalka Serie A ayaa la ciyaaray, waxaana haatan hoggaanka u haya gooldhalinta horyaalka Talyaaniga weeraryahanka kooxda Roma ee Edin Dzeko, kaasoo 9 kulan oo uu ciyaaray dhaliyey 8 gool.

Xiddigo ay hoggaaminayaan Mauro Icardi, José Callejón, Gonzalo Higuaín iyo Carlos Bacca ayaa kaalinta labaad ku jira iyaguna, waxaana ay wadaagaan min 6 gool.

Haddaba halkaan hoose ka eeg 10-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya haatan gooldhalinta horyaalka Serie A:-

Edin Dzeko (Roma) 8 gool

José Callejón (Napoli) 6 gool

Mauro Icardi (Inter Milan) 6 gool

Gonzalo Higuaín (Juventus) 6 gool

Carlos Bacca (Milan) 6 gool

Ciro Immobile (Lazio) 6 gool

Iago Falque (Torino) 5 gool

Mohamed Salah (Roma) 5 gool

Andrea Belotti (Torino) 5 gool

Marco Borriello (Cagliari) 5 gool

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close