Kooxda toddobaadka Premier League-ga oo la soo saaray

(London) 24 Okt 2016. Waxaa la soo saaray kooxda asbuuca ee horyaalka Premier League.

Kulamadii toddobaadkan la dheelay waxa ay ahaayeen ku cajiib ah sidii kii Arsenal iyo Boro oo ay dhinaca River Side bar bar dhac 0-0 ku celisay Gunners oo Emirates joogta.

Sidoo kale, Mourinho waxaa xaaqday kooxdiisii hore ee Chelsea oo ku dishay 4-0.

Hadaba, Goal waxa ay sameeysay shaxdan

saw

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close