KAARTUUNKA MAANTA: Antonio Conte oo waxyeelo weyn u geystay baskii Mourinho

(London) 24 Okt 2016. Kooxda Antonio Conte ee Chelsea waxa ay laba cad xalay ka dhigtay tii Jose Mourinho ee Manchester United.

Kubadda iyaga oo aan wali taaban ciyaaryahanada United ayaa baskoodii difeeto aan laga soo kaban karin looo geystay!

ugu dambeyn 4-0 oo dacard uga qaraar jamaahiirta United iyo Mourinho loogu dhameeyey kulankii Stamford Bridge.

kkkkkkkk

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close