Daawo Taageere Chelsea ah oo Hees u sameeyay Jose Mourinho ka hor soo laabashadiisa Stamford Bridge

fan-che

(London), 23 Okt 2016    –Iyadoo Tababarihii hore ee kooxda Chelsea oo haatan macallin u ah kooxda Manchester United, Josde Mourinho uu booqasho ku iman doono galabta garoonkiisii hore ee Stamford Bridge ayaa taageerayaasha Chelsea waxay isu diyaarinayaan soo dhoweyntiisa, waloow qaarna ay si diirran u soo dhoweynayaan halka kuwo kalena u careysan yihiin.

Balse Taageere Chelsea oo lagu magacaabo Paul Peker ayaa qallinka u qaatay in uu hees mahadnaq ah u sameeyo tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho, isagoo heestaasi u bixiyay ‘The Special One’ oo uu ku sheegayo inaysan weligood hilmaami doonin Koobabkii uu u qaaday.

Halkan Hoose ka daawo heesta loo sameeyay Mourinho:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close