AS ROMA VS USC PALERMO: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Roma) 23 Okt 2016 – Kooxda Roma oo todobaadkii 8-aad sabbaaxatu nac nac u dhigtay kooxda SSC Napoli oo ay 3-1 kusoo suul daartay ayaa caawa madadaalinaysa kooxda Palermo oo kusoo booqanaysa Stadio Olympico.

DHANKA ROMA: El Shaarawy ayaa kaddib labadii gool ee uu ka dhaliyay Europa League wuxuu dib u kasbanayaa safka hor. Strootman ayaa kooxda kusoo laabtay, balse kaydka ayuu kululayn doonaa, waxaana booskiisa sii buuxin doonta Paredes.

DHANKA PALERMO: Gonzalez ayaa la legdamaya dhaawac muruqa ah oo darajada 2-aad ah, kaasoo uu bil ku maqnaan karo. “Nestorovski waa faya qabaa wuuna ciyaari karaa,” sida uu shir jaraa’id ka sheegay De Zerbi.

Roma 4-2-3-1Roma
Palermo 3-4-2-1Palermo
SAFKA HORE
Szczesny 1 1 Posavec
Florenzi 24 3 Rispoli
Juan Jesus 3 19 Aleesami
Paredes 5 5 Rajkovic
Manolas 44 6 Goldaniga
Fazio 20 15 Cionek
Salah 11 25 Bruno Henrique
De Rossi 16 14 Gazzi
Dzeko 9 21 Quaison
Nainggolan 4 23 Diamanti
El Shaarawy 92 18 Chochev
KAYDKA
Totti 10 20 Sallai
Iturbe 7 11 Embalo
Strootman 6 28 Jajalo
Gerson 30 10 Hiljemark
Seck 17 24 Bouy
Emerson 33 4 Andjelkovic
Lobont 18 2 Vitiello
Alisson 19 89 Morganella
Marchizza 91 68 Fulignati
98 Lo Faso
Mario Rui; Ruediger; Vermaelen; Bruno Peres; Perotti; Nura Aan la heli karin Balogh; Bentivegna; Giuliano; Gonzalez; Nestorovski; Trajkovski
Ganaaxan
Digniin qaba

untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close