Day: October 23, 2016
-
Wararka
Real Madrid oo dirqi ku badisay & AS Roma oo ku rabootisey Palermo + Sawirro
(Yurub) 23 Okt 2016 – Kooxda Real Madrid ayaa dirqi kaga badisay kooxda Athletic Bilbao oo ay 2-1 ka adkaadeen…
Read More » -
Afrika
TOOS u daawo: Al Zamalek vs Mamelodi Sundowns – LIVE + Shaxda sugan (Lugta 2-aad ee final-ka CAF Champions League)
Al Zamalek – Mamelodi Sundowns Al Zamalek – Mamelodi Sundowns Gool FM
Read More » -
England
“Dhaawaca Eric Bailly waa mid halis ah” – Jose Mourinho
(Manchester) 23 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay dhaawicii soo gaaray caawa daaficiisa Eric Bailly kaas…
Read More » -
England
MAXAAD II BAHDILAYSAA?!! Mourinho oo war la yaab leh ku yiri Antonio Conte kaddib dhamaadkii kulankii Chelsea vs Man Utd
(London) 23 Okt 2016 – Macallinkii hore ee Jose Mourinho ayaa dib ugu laabashadiisii gegada Stamford Bridge kala kulmay guuldarro…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Horseed oo dirqi ku badisay iyo Jeenyo oo xasuuqday Rajo
(Muqdisho) 23 Okt 2016- Kooxda Horseed ayaa guul ka gaartay naadiga Dekedda, kaddib ciyaar aad loogu riyaaqay oo galabta ka dhacday…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Real Madrid vs Athletic Bilbao 2-1 (Alvaro Morata oo Athletic aamusiyay)
Real Madrid (4-3-3): Navas; Carvajal, Pepe, Varane, Marcelo; Kovacic, Kroos, Isco; Bale, Benzema, Ronaldo. Real Madrid substitutes: Casilla, Nacho, Danilo,…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mourinho guul daradii xanuunka badnayd ee caawa dhabarka loo saariyay kooxdiisa?
(Manchester) 23 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay guul daradii xanuunka badnayd ee caawa ka…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AS Roma vs US Palermo 4-1 (Roma oo Palermo ruquustay)
Roma: Szczesny; Emerson, Manolas, Fazio, Jesus; De Rossi, Paredes; Salah, Nainggolan, El Shaarawy; Dzeko Palermo: Posavec; Cionek, Goldaniga, Andelkovic; Morganella,…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Paris Saint Germain vs Olympique Marseille – LIVE
PSG (4-3-3): Areola; Aurier, Marquinhos, Thiago Silva, Maxwell; Verratti, Motta, Rabiot; Lucas, Cavani, Di Maria. Marseille substitutes: Samba, Rekik, Hubocan,…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge ku xaaqday Man United … + SAWIRRO
(London) 23 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge kaga adkaatay 4-0 Man United oo marti…
Read More »