Taageerayaasha Valencia oo kor ka soo weeraray xiddigaha Barcelona…(Suarez iyo Neymar oo dhulka la dhigay)+SAWIRRO

(Spain) 22 Oktoobar 2016. In Barcelona ay guul dirqi ah ka gaartay Valencia waxaa u dheeraa inuu ka dhaawacmay kabtankooda Andres Iniesta isla markaana ay taageerayaasha Valencia ay walxo ay soo tureen ku dhufteen Neymar iyo Suarez.

dhammaadka ciyaarta, kulanka oo marayay 2-2 ayaa waxaa rigoore helay laacibka ugu fiican adduunka ee waqtigan Lionel Messi waxaana shabaqa ilaalinayay goolhaya ugu heysta rigoore bad-baadinta horyaalka La Liga ee Diego Alves, Messi ayaana tartankaa ku guuleystay oo shabaqa dhex dhigay rigoorada isagoona ku dabaal degay goolhayaha iyo taageerayaasha.

Waxay bilaabeen taageerayaasha inay caagaga ay biyaha ku cabayeen ku soo tuuraan xiddigaha Barca oo dabaal degaya waxayna wax gaarsiiyeen Neymar iyo Suarez oo  aad arki karto sida sawirrada ka muuqata.

SAWIRRO:

http://i4.mirror.co.uk/incoming/article9105760.ece/ALTERNATES/s948/

FC Barcelona's Lionel Messi, second right, argues with the crowd after they threw objects, after scoring a penalty during the Spanish La Liga soccer match between Valencia and FC Barcelona at the Mestalla stadium in Valencia, Spain, Saturday, Oct. 22, 2016. (AP Photo/Manu Fernandez)

http://i.dailymail.co.uk/i/pix/2016/10/22/17/

The Barcelona superstar stands over Neymar after his Brazilian team-mate appeared to be struck by a water bottle

Barcelona players start to duck and Luis Suarez goes to ground as Messi's late winner prompts an ugly reaction

Neymar (left) and Luis Suarez lie prone on the floor after apparently being struck by objects thrown from the stands

The Barcelona talisman blows a kiss towards Valencia fans after his late winner - sparking chaotic scenes

Barcelona talisman Messi releases his frustration with a wild celebration in front of the Valencia supporters

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close