Man United oo u soo safartay London ka hor kulankeeda berito ee Chelsea….(Laakiin aaway Wayne Rooney?)+SAWIRRO

(Manchester) 22 Oktoobar 2016. Xiddigaha Man United iyo macallinkooda Jose Mourinho ayaa u safray London ka hor kulanka ay berito la yeelan doonaan Chelsea horyaalka Premier League.

Kabtanka Man United oo waayahanba keydka lagu cabayay ayaan ka soo muuqaneyn sawirada Red Devils ee u soo safeysa London.

Laakiin sida la sheegayo waxaa la arkaa in  xiddiga reer Engalnd uu tareenka ka qabsaday Wilmslow ee ku dhow magaalada Manchester si uu kooxda inteeda kale ugu biiro.

SAWIRRO:

maaa

Jose Mourinho and his Manchester United squad have been snapped catching the train to London

Ashley Young

Marcus Rashford and Jessie Lingard

Paul Pogba

Ashley Young, Matteo Darmian, Sam Johnstone and Jesse Lingard

Luke Shaw

Marcos Rojo, Anders Herrera and Sergio Romero

Chris Smalling and Morgan Schneiderlin

Antonio Valencia

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close