Edin Dzeko oo doortay 11-kii ciyaaryahan ee ugu fiicnaa oo uu ka garab ciyaaray… (Lampard iyo Totti oo hoggaaminaya)

dzeko-xi-tease_fk8q2sqa6col13975h2jsz4a0

(Rome) 22 Okt 2016 – Weeraryahanka kooxda AS Roma iyo xulka qaranka Bosnia and Herzegovina ee Edin Dzeko ayaa shaaca ka qaaday 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa xiddigaha uu ka garab ciyaaray ama uu haatanba ka garab ciyaaro.

Lampard iyo Totti ayaa hoggaanka u haya kooxda ugu fiican ee uu la dheelay Edin Dzeko, waxaana xiddigahan uu soo xushay inta badan uu kula soo ciyaaray kooxda Man City.

Haddaba halkaan hoose ka eeg 11 ciyaaryahan ee ugu fiican xiddigihii Dzeko kala soo garab ciyaaray kooxihii uu soo maray:-

dzeko-xi_5tjrehht2upp1simpmvr8s20c

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close