Day: October 21, 2016
-
Suuqa
Real Madrid oo bartilmaameedkeeda sare ka dhiganeysa mid ka mid ah xiddigaha Chelsea
(Madrid) 21 Oktoobar 2016. Sida ay warineyso Don Balon Real Madrid ayaa bartilmaameedkeeda sare ka dhiganeysa goolhayaha reer Belgium Thibaut…
Read More » -
Soomaaliya
Banaadir oo dirqi ku badisay iyo Jeenyo oo dhib la’aan uga adkaatay Gantaalaha Afgooye + SAWIRRO
(Muqdisho) 20 Okt 2016.Kooxda Banaadir ayaa dirqi uga badisay naadiga Gaadiidka ciyaar ka tirsan koobka Janeraal Daa’uud oo galabta ka…
Read More » -
Wararka
‘Michael Carrick waa Pirlo-ha Manchester United’.
(Manchester) 21 Okt 2016. Michael Carrick waa qasab in uu khadka dhexe ku weheliyaa Paul Pogba madaama uu yahay qofka ugu…
Read More » -
Wararka
‘Mourinho ilama hadli jirin’, – Moses
(London) 21 Okt 2016. Victor Moses ayaa waqti wanaagsan oo waayihiisa ah ku jira tan iyo markii uu xilka tababbarenimo qabtay…
Read More » -
Wararka
RASMI: Neymar oo qandaraas ugub ah qalinka ugu duugay Barcelona
(Barcelona) 21 Okt 2016. Barcelona waxa ay xaqiijisay in Neymar uu qalinka ku duugay qandaraas uu muddo dheer ku joogayo kooxda,…
Read More » -
England
Conte oo xaqiijiyay in Terry uu diyaar u yahay kulanka Man United…(Laakiin muxuu ka yiri Willian oo ay Hooyadii geeriyootay iyo Oscar oo Awoowihii dhintay)
(London) 21 Oktoobar 2016. Kabtanka Chelsea ayaa taam u ah kulanka axada ee Premier League ay kooxdiisu la yeelan doonto…
Read More » -
Spain
RASMI: Atletico Madrid oo heshiis cusub u gacan galisay Carrasco
(Madrid) 21 Oktoobar 2016. Atletico Madrid ayaa xaqiijisay inay heshiis cusub ku abaal marisay weeraryahankeeda Ferreira Carrasco. Naadiga sare u…
Read More » -
Italy
”Gool dhalinta waa iiga dhegtaa” – Carlos Bacca
(Milano) 21 Okt 2016 – Qannaaska AC Milan ee Carlos Bacca ayaa kooxdiisa usoo jeediyay ‘inay madax deggan ku wajahaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Liiska 10-ka sare ee Usbuucii qaata mushaarka ugu badan kubbada cagta adduunka…(Messi iyo Ronaldo kuma jiraan halka aad ka fileyso)
(World) 21 Oktoobar 2016. The Sun ayaa warineysa in Neymar uu ugu dambeyn qallinka ugu duugay Barcelona heshiiskii qaaliga ahaa…
Read More » -
Italy
SERIE A: Shaxda & safafka kooxaha waawayn ee Talyaaniga!
(Roma) 21 Okt 2016 – Waxaaa la ciyaari doonaa horyaalka Talyaaniga oo maraya todobaadkii 9-aad, waxaana kulamada todobaadkan dhacaya ugu…
Read More »