Lionel Messi oo hadana xalay rikoor cusub ka sameeyey Champions League

leo

(Catalonia) 20 Okt 2016. Saddexleeydii uu xalay Barcelona u dhaliyey Lionel Messi waxa ay ka dhigan tahay in uu haatan Camp Nu 50 ku saxiixay, isaga oo ku garaacday Raul oo 49 taagnaa.

Goolashaas waxa ay Messi ka dhigeen in uu iminka yahay kan ugu dhalinta badan tartanka Champions League marka ay timaad soo taabshada shabaqa guriga.

Messi goolasha uu iminka ka dhaliyey dhinacyada Ingiriiska ah ayaa noqonaya 16 gool, sidaas ayeyna ku ahaana dhinacyada isaga ugu sahlan in la karbaasho.

Kaliya Real Madrid ayaa ka saddexleey badan marka ay timaado Champions League (9) halka isaga oo leeyahay (7).

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close