Guushii wayneyd ay Arsenal xalay ka gaartay Champions League oo micno gaar ah u sameynaysa tababare Arsene Wenger

wenger

(London) 20 Oktoobar 2016. Marka laga soo tago guushii wayneyd ay xalay Arsenal ka gaartay Ludogorets 6-0 tartanka Champions League kulanka ayaa micno gaar ah u sameynaya tababare Arsene Wenger.

Ciyaarta ayaa ahayd guushii 100-aad uu macallinka reer France ka gaaro dhammaan tartamada Yurub balse nasiib daro koob kama heysto.

Wenger ayaa goor dhaweyd u dabaal degayay 20-sano uu ku fadhiyay xilka Gunners, xalayna waxay u ahayd guushii 100-aad uu ka gaaro tartamada Yurub.

http://images.performgroup.com/di/library/GOAL_INTERNATIONAL/4f/e7/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close