DAAWO: Ozil oo ku baashaalaya Kubaddii uu xalay qaatay

ozil

(London) 20 Okt 2016. Qof waliba waa ka dharagsan yahay in Ozil jecel yahay galidda Sawirro, mana dhaafto fursadaas iska daa hadii uu saddexleey dhaliyo!

Laacibka reer Germany heer ciyaareedkiisa waxa uu ahaa mid aad u sarreeya arbacadii isaga oo saddex shabaqa la helay kulankii ay 6-0 ku xaaqeen Gunners Ludogorets.

Maxaa ka wanaagsan in aad ugu dabaal degto in aan sawirro la gasho saaxiibadaa adiga oo gacanta ku haya Kubadda?

Yaa garanaya, malaha, xitaa Roy Keane markan in uu dabaal dago ayuu u ogolaan lahaa…!

Wax walba cajiib ayey u ahaayeen Ozil gudaha iyo banaanka gegidaba!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close