Daawo: Goolkii cajiibka ahaa ee Sanchez

 alexis-sanchez-1024x683

(London) 20 Okt 2016. Arsenal waxa ay xalay nus darsin goolal ah uga badisay Ludogorets.

Dhaliyaha reer Chileayaa dhaliyey gool qurux badanaa isaga oo inta dhex jibaaxay ciyaaryahanada Ludogorets QAF waxa loo yaqaan oo il qabad leh dhex dhigay shabaqa!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close