Cristiano Ronaldo oo si wayn uga careysiyay qoomiyadda heysata DIINTA Budiistaha…(Muxuu sameeyay?)

re

(Madrid) 20 Oktoobar 2016. Cristiano Ronaldo ayaa si wayn uga carreysiiyay qoomiyada heysata Diinta Budiistaha kaddib sawir uu maanta soo dhigay baraha bulshada gaar ahaan boggiisa Instagram.

Buddhist waa mid ka mid ah diimaha ka jira dunida waxay si wayn ugu fidsan tahay qaarada Aasiya gaar ahaan dalka India.

Cristiano Ronaldo has offended Buddhists with his latest Instagram post

Ronaldo oo ay boggiisa Instagram ku xiran yihiin 79.7-milyan oo taageerayaal ayaa soo dhigay sawir isagoo ku taagan sanamka ay caabudaan dadka heysta diinta Budiistaha ah.

“Saaxiib waa aqoon asaasi ah inaadan cagtaada saari karin sanam Diimeet.”. qof baa sidaa u soo qoray.

Halka kuwa kaloo badanna ay si caro leh ugu sheegeen inuu sawirkaasi ka dajiyo boggiisa ama uu taageero badan ku lumin doono midaa, laakiin Ronaldo ayaan weli dajin sawirkaas oo lix saacadood ayaa ka soo wareegatay ilaa iminka.

Bom dia

A photo posted by Cristiano Ronaldo (@cristiano) on

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close