Day: October 20, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: AS Roma vs Austria Vienna 3-3
Roma: Alisson; Florenzi, Manolas, Fazio, Juan Jesus; Paredes, Nainggolan, Gerson; Iturbe, Totti, El Shaarawy Kaydka Roma: Szczesny, Marchizza, Grossi, Emerson Palmieri, Strootman,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Manchester United vs Fenerbahce 4-1
Man United starting line-up (4-2-3-1): De Gea; Darmian, Smalling, Bailly, Shaw; Carrick, Pogba; Lingard, Mata, Martial; Rooney. Fenerbahce starting line-up…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO: Guruubka C ee koobka Janeraal Daa’uud oo galabta la soo gaba gabeeyay
(Muqdisho) 20 Okt 2016.Kooxda Heegan ayaa guul ka gaartay naadiga Horseed ciyaar ka tirsan koobka Janeraal Daa’uud oo galabta ka…
Read More » -
Spain
Messi iyo Ronaldo: Xiddigo Rikoorradoodu iska daba dhow yihiin
(Barcelona), 20 Okt 2016 –Kaddib markii xalay Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi uu saddex gool ka dhaliyay kooxda Manchester…
Read More » -
France
RASMI: Kooxda Marseille oo macallin cusub u magacaabatay tababarihii hore ee Roma Rudi García
(Marseille) 20 Okt 2016 – kubadda cagta Marseille ayaa macallinkeeda cusub u magacaabatay tababare Rudi García. 52-sano jirkaan ayaa xilkaan cusub…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cristiano Ronaldo oo si wayn uga careysiyay qoomiyadda heysata DIINTA Budiistaha…(Muxuu sameeyay?)
(Madrid) 20 Oktoobar 2016. Cristiano Ronaldo ayaa si wayn uga carreysiiyay qoomiyada heysata Diinta Budiistaha kaddib sawir uu maanta soo…
Read More » -
Spain
Luis Suarez oo rajaynaya inuu xirfaddiisa ciyaareed ku soo gabagabeeyo kooxda Barcelona
(Barcelona) 20 Okt 2016 – Luis Suarez ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo in Barcelona ay noqoto kooxda ugu dambaysa…
Read More » -
England
Saxaafadda Ingiriiska oo Goolhayaha Manchester City ku tilmaantay ‘Musiibo, Nacas iyo mid Eber ah’
(London), 20 Okt 2016 –Warbaahinta Ingiriiska ayaa eedda guuldarradii xalay ay Manchester City kala kulantay Barcelona 4-0 dusha ka…
Read More » -
Spain
Lothar Matthaus; “Bayer Munich way ku qaldanayd inay fasaxdo Kroos waxay ahayd inay mushaarka u kordhiyaan”
(Munich), 20 Okt 2016 –Xidiggii hore ee Jarmalka iyo Bayern Munich Lothar Matthaus ayaa dhaleeceeyay mas’uuliyiinta kooxdiisii hore kaddib…
Read More » -
Spain
Luis Suarez oo la guddoonsiiyay Kobta Dahabka (Golden Boot) ee dhaliyihii ugu goolasha badnaa 2015
(Barcelona), 20 Okt 2016 –Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Waddanka Spain Luis Suarez ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta Kobta Dahabka ah…
Read More »