Wenger oo shaaca ka qaaday waxa laf dhuun gashay ka dhigay qandaraas kordhinta Ozil iyo Sanchez

hd-ozil_nkt10bfuwh4k16m5leakxsos0

(London) 19 Okt 2016. Arsene Wenger has hinted the vultures are beginning to circle, with a positive resolution to contract negotiations involving Mesut Ozil and Alexis Sanchez no closer to fruition.

Arsene Wenger ayaa qiray in xiddigihiisa ugu muhiimsan Gunners meelo kale laga rabo.

Waxaa ilaa iyo haatan laf dhuun gashay ku ah Arsenal dooda ka taagan qandaraas u kordhinta Mezut Ozil iyo Alexis Sanchez.

Labada laacib, waxaa la fahansan yahay in ay xujo uga dhigeen kordhinta qandaraasyada ay Arsenal ka dooneyso mushaar qaali ah.

Hase ahaatee, tababbaraha reer France ayaa cadeeyey in ay adag tahay haysashada xiddigaha waqtgan.

Wenger waxa uu yiri: “Wey adkeyd waligeyd. Waxa is bedelay waa tirada laakiin mar waliba wey adkeyd in ciyaaryahanada wanaagsan aad haysato maxaa yeelay kooxo kale ayaa laga rabaa.

‘Ciyaaryahanada waxa ay doonayaa meesha ugu sareeya halka ay 10 sano uu heer ugu dambeeya k ciyaari karaan.’

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close