‘Waxaan jeclaan lahaa in aan Coutinho ku arko Real Madrid’, – Ronaldo

(Madrid) 19 Okt 2016. Dhaliyaha la’sila qabo in uu yahay lambar ‘9’ kii ebid dunida ugu wanaagsanaa ‘El Transistor’ ama Ronaldo hadba sida aad u garan ogtahay ayaa la doonaya Philippe Coutinho kooxdiisii hore ee Real Madrid.

Philippe Coutinho ayaa wacdaro labadii olole ee ugu dambeeyey ka dhigayey Premier League-ga England oo uu Liverpool ku hor boodayo.

Taageereyaasha Reds waxaa wal wal ugu filan hadaladii uu ka yiri raadiyaha Onda Cero oo ahaa: “Waan jeclaan lahaa in Coutinho aan ku arko Real Madrid, ciyaaryahanka Liverpool.”

El Phenomeno waxa uu haatan Real Madrid ugu hawl gala door safiirnimo.

philippe-coutinho

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close