Sida Wenger shaxdiisa kulanka Ludogorets u dhigi karo caawa

(London) 19 Okt 2016. Arsenal waxa ay caawa Emirates ku qaabili doontaa  Ludogorets.

Kulankan ayaa inta badan aaminsan tahay in Arsenal aysan ku dhibtoon doonin walow, Wenger uu amaan badan huwiyey dhinaca ka soo hor jeeda.

Hadaba, dhawaanahan Arsenal waxa ay dheeleysay Olivier Giroud ahaan iyaga oo Sanchez u adeegsanayey ‘9’ faalso ah. falsafad ilaa iyo hada miro dhal u yeelatay.

Hase ahaatee, Giroud taam ahaashihiisa shaki ayaa wali ku jira madaama uu jug suulka ka soo gaartay la daalaa dhacayo.

arsenal-xi_oozilcj4wczy10vre2agxr5yc

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close