SAWIRRO XUL AH: Kooxda Hot Boys oo ku guuleysatay koobkii lagu soo dhaweynayay xarunta cusub idaacadda Gool FM ee magaalada Kismaayo

(Muqdisho) 19 Okt 2016. Naadiga  Calanleey ayaa ku guuleysatay koobkii lagu soo dhaweynayay xarunta cusub idaacadaa Gool FM ee magaalada Kismaayo.

Kullanka furitaanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socda maamulka ciyaaraha Jubbaland iyo taageerayaal dhowr ah oo u kala sacba tumayay labada kooxood.

Kullankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan waxaana wada yeeshay kooxaha Calanleey iyo Hot Boys, oo ka dhisan Kismaayo, iyadoo  watigii loogu tala galay ciyaarta ay kusoo dhamaaday  bar baro  2-2, xilli kooxda Calanleey ay ku badisay gool ku laad 3-2, kuna guuleysatay koonka lagu soo dhaweynayay xarunta cusub idaacadda Gool FM ee magaaladda Kismaayo.

        DAAWO SAWIRRADA

14793719_1761982464052168_1737910532_n 14793720_1761982357385512_1932475627_n 14794046_1761982504052164_181811581_n 14797444_1761982397385508_1054237157_n 14798739_1820484331563130_1490883280_n 14798805_1761982494052165_1089927283_n 14798829_1761982414052173_1164323297_n 14798948_1761982354052179_1498572285_n 14800854_1820495674895329_829170457_n 14801202_1820496194895277_1363551091_n 14804940_1761982527385495_1660330352_n

W/D: Iidle Aadan Maxamed

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close