Jamaahiirta United oo ka biyo diiday Twitter looga hadlayo Antonio Valencia ee ay kooxdooda soo dhigtay

FBL-ENG-PR-LIVERPOOL-MAN UTD

(Manchester) 19 Okt 2016. Manchester United ayaa soo dhgtay bogeeda Twitter-ka sawir uu shaafto la kacayo Antonio Valencia Roberto Firmino gaba gabadii kulankii ku soo idlaaday 0-0.

Dhacdadaas ayaa timi xilli dusin Farmino lagu siiyey gudaha xeyn daabka Red Devils balse waxaa bad baadiyey United garabka reer Ecuador.

Hase ahaatee, Taageereyaasha United ayaa ka carooday wax ay ku tilmaameen ‘U dabaak dag bar bar dhac’.

 

Twitter-ka ay soo dhigtay United

yyyy

-Tir tiri [Sidaas waxaa leh taageere Man United ah].

-Waa shaafto wanaagsan, laakiin, wali waa bar bar dhac waxaana ku jirnaa jadwalka dhexdiisa…Aan hore  u socono.

-Joojiya Twitter-ka aad qoreysaan, ha’u dabaal dagina bar bar dhac.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close