Gareth Bale oo ugu dambeyn ka baxay abaartii goolal la’aanta ee CL

bale

(Europe) 19 Oktoobar 2016. Inkastuu saddex gool sii marayo horyaalka La Liga misane xalay ayuu dhaliyay Bale goolkiisii ugu horreeyay ee Champions League muddo labo sano ku dhow.

Bale ayaa ka baxay abaarta goolal la’aanta ee tartanka ugu wayn qaarada Yurub kaddib goolkii uu dhaliyay ciyaartii xalay ay kooxdiisu 5-1 uga adkaatay Legia Warsaw.

Xiddiga reer Wales ayaa waxaa ugu dambeysay gool uu ka dhaliyo Champions League bishii December ee 2014 kulan ay la yeesheen Ludogorets Razgrad.

http://images.performgroup.com/di/library/GOAL_INTERNATIONAL/e/7f/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close