XOG: Manchester United waa kooxda ugu caansan dunida

gfx-marcus-rashford-manchester-united-england-hat-trick-goals_1ekzagfjjfq1a1l2ryqsfw7tda

(London) 18 Okt 2016. Waxaa la soo saaray funaanadaha loogu iibsi badan yahay dunida marka ay timaado kuwa ay kooxaha ku dheelaan.

Wali, Manchester United ayaa ugu badan kaalintaas.

Kooxda uu leyliyo Jose Mourinho waxa ay ku garaacday iibsiga funaanaha dhinacyada Real Madrid iyo Barcelona.

10-KA KOOXOOD EE MAALIYADAHOODA LOOGU GADASHADA BADAN YAHAY

united

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close