Day: October 17, 2016
-
England
EPL: Kooxaha Liverpool & Man Utd oo is mari waayay + Sawirro
(Liverpool) 17 Okt 2016 – Kooxaha Liverpool vs Man Utd ayaa barbarro gool la’aan ah oo 0-0 ah ku kala…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mourinho shaxda uu ku soo galay kulanka Liverpool?
(Manchester) 17 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay shaxda uu ku soo galay kulanka caawa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Liverpool FC vs Manchester United 0-0 (Derby-gii reer woqooyiga oo la isku dibrin waayay)
TOOS Anfield Liverpool: Karius, Clyne, Matip, Lovren, Milner, Can, Henderson, Coutinho, Mane, Sturridge, Firmino. Kaydka: Grujic, Klavan, Moreno, Lallana, Lucas, Mignolet, Origi.…
Read More » -
Champ' League
Nolito oo amaanay tababarihiisii hore ka hor kulanka Barcelona iyo Man City
(Manchester) 17 Okt 2016 Weerar yahanka kooxda Man City ee Nolito ayaa amaan huwiyay tababarihiisii hore ee Luis Enrique kaas oo…
Read More » -
England
Paul Scholes oo saadaaliyay in Liverpool ay caawa garaaci doonto kooxdiisii hore
(Liverpool) 17 Okt 2016 Halyeeyga kooxda Man United ee Paul Scholes ayaa saadaaliyay kulanka caawa dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Man…
Read More » -
Soomaaliya
Banaadir oo xasuuqday Gantaalaha Afgooye iyo Heegan oo dhib la’aan uga badisay Somali Fruit.
(Muqdisho) 17 Okt 2016 –Kooxda Heegan ayaa dhib la’aan uga badisay naadiga Somali Fruit, kullan xiiso badan kaasoo ka tirsanaa koobka…
Read More » -
France
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande; “Karim Benzema ma ahan Tusaale wanaagsan”
(Paris), 17 Okt 2016 –Iyadoo weli Tababaraha Xulka Qaranka Faransiiska, Didier Deschamps uu ka dhega adeygayo in uu xulka…
Read More » -
Ameerika
Saddex Nin oo loo xiray Rasaastii ay ku dhimatay Gabadhii Orodyahan Tyson Gay
(Kentucky), 17 Okt 2016 –Booliska Mareykanka ayaa 3 Nin u soo xiray dilkii gabadhii uu dhalay Orodyahanka caalamiga ah…
Read More » -
Germany
Rummenigge oo u rajeeyay Ribery soo kabasho deg deg ah
(Munich) 17 Okt 2016 Masuulka ugu sareeya kooxda Bayern Munich ee Karl-Heinz Rummenigge ayaa soo kabasho deg deg ah u rajeeyay laacibkiisa…
Read More » -
Horyaallada
20 kooxood ee Funaanadahooda loogu iibsiga badan yahay xilli ciyaareedkan 2016/2017
(London), 17 Okt 2017 –Kooxaha ugu caansan Horyaallada Kubadda Cagta Adduunka ayaa sanad walba lacago fara badan ka…
Read More »