XOG: Chelsea oo kula loolameysa Juventus iyo Liverpool Neves

golden-boy-neves_uz5rdi9sg7zc1mwljs3wjic97

(London) 16 Okt 2016. Chelsea waxa ay Liverpool iyo Juventus kula loolameysaa saxiixa xiddiga Porto ee Ruben Neves iyada oo isku dayeysa bisha Janaayo saxiixiisa in ay hesho, sidaas waxaa warisay the Mirror.

19 jirka ayaa si baahsan loo fahansan yahay in uu yahay hibo kubadda cagta ee Yurub u soo baxeysa waxaana si xiriir ah loo hadal hayey in uu xiise ka helayo Reds.

Hase ahaatee, waxa ay u muuqataa in Chelseain ay hada ku soo biirtay tartanka waxa ayna diyaar la tahay £24 million iyo ciyaaryahan maadama laacibka uu joogo £35m.

Blues waxa ay fileysaa in ay dhammeeystirto saxiixiisa ugu horreyn  toddobaadka kowaad ee bisha November.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close