Day: October 16, 2016
-
Italy
SERIE A: CHI VS ACM 1-3…Milan oo kaalinta 2-aad is keentay + Sawirro
(Verona) 17 Okt 2016 – Kooxaha Chievo iyo AC Milan ayaa foolka isku diirey kulan loogu tartamayay kaalinta 2-aad ee…
Read More » -
Ameerika
Flop-kii Man United Anderson oo la ganaaxay kaddib markii uu wajiga ka feeray isla markaana dhiig ka keenay…..
(Brazil) 16 Oktoobar 2016. Xiddigii reer Brazil Anderson ee ku fashilmay waayihiisii Old Trafford ee kooxda Man United ayaa la…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AC Chievo Verona vs AC Milan 1-3 (Kooxda ugu da’yar oo garaacday kooxda ugu duqsan & Milan oo kaalinta 2-aad cariirsatey)
Chievo: Sorrentino; Cacciatore, Gamberini, Dainelli, Gobbi; Izco, Radovanovic, Castro; Birsa; Inglese, Floro Flores Milan: Donnarumma; Abate, Paletta, Romagnoli, De Sciglio;…
Read More » -
Spain
Wiilka Cristiano Ronaldo oo kulankiisii ugu horreeyay gool u dhaliyay kooxdiisa cusub kaddib markii uu iska diiday Real Madrid
(Spain) 16 Oktoobar 2016. Cristianinho ayaa halkii uu ku biiri lahaa yar-yarka kooxda aabihii ee Real Madrid ka doorbiday inuu…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Inter Milan vs Cagliari 1-2 (Mashaqadii Inter Milan oo sii miisantay)
Inter Milan – Cagliari Gool FM
Read More » -
England
“Waxaan rajeynayaa inuu kalsooni ka qaado goolkii Swansea City isla markaana bilaabo inuu in badan kubbadaha laado.”. Wenger oo ku qal qaalinaya Ozil inuu laadadka/Shuutka badiyo
(London) 16 Oktoobar 2016. Tababare Arsene Wenger ayaa u sheegay macallinka baaska ee Mesut Ozil inuu in badan kubbada laado…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Inter oo laga yaabo inay Icardi kabtannimada ka xayuubiso! (Shil dhacay?)
(Milano) 16 Okt 2016 – Madaxwayne xigeenka Inter Milan ee Javier Zanetti ayaa xaqiijiyay inay dhici karto in kabtanimada laga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Cesc Fabregas oo filnaya canugiisii 3-aad, laakiin markan waa WIIL oo Gabar ma ahan
(London) 16 Oktoobar 2016. Cesc Fabregas iyo xaaskiisa Daniella Semaan ayaa filanaya canugoodii saddexaad sida uu xaqiijiyay xiddiga qadka dhexe…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Inter Milan oo guuldarro kala kulantay Cagliari oo marti u ahayd iyo kulamadii kale ee la ciyaaray… + SAWIRRO
(Milano) 16 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa guuldarro 2-1 kala kulantay naadiga Cagliari oo marti u ahaa…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Man United oo heshiis cusub ka saxiixatay goolhayaheeda Sam Johnstone
(Manchester) 16 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixatay goolhayaheeda Sam Johnstone, waxaana…
Read More »