Memphis Depay oo looga gacan haatinayo horyaalka Jarmalka (Kooxdee doonaysa?)

Euro giants ready to take chance on troubled Man Utd star this January

(Manchyester) 15 Okt 2016  Laacibka kooxda Man United ee Memphis Depay ayaa looga gacan haatinayaa horyaalka Jarmalka kadib markii uu boos ka waayay kooxdiisa United.

Xiddigaan reer Holland ayaa u muuqda mid qaab ciyaareedkiisa ku qancin waayay tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho kaas oo intabadan uga taga kursiga keydka.

Sida ay baahisay Bild, kooxda Wolfsburg ayaa noqotay kooxdii ugu danbaysay ee soo muujisa xiisaha ay u qabto laacibkii hore ee kooxda PSV Memphis Depay.

Euro giants ready to take chance on troubled Man Utd star this January

Laacib kaan ayaa ku soo biiray Man United xaggaagii 2015 markaas oo uu ka soo dhaqaaqay kooxda PSV oo uu ka ahaa xiddig, balse wuxuu ku fashilmay inuu boos ka helo shaxda shayaadiinta cas cas.

Sidoo kale laacib kaan ayaa lala xiriiriyay kooxo ay ka midtahay AC.Milan, waxaana la filayaa in mustaqbalkiisa United uu kala cadaan doono bisha janaayo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close