Day: October 14, 2016
-
England
Xulalka England iyo Germany oo kulan saaxiibtinnimo isku ballansaday… (Goormee iyo goobtee?)
(Dortmund) 14 Okt 2016 – Xulalka England iyo Germany ayaa kulan saaxiibtinnimo isku ballansaday garoonka kooxda Borussia Dortmund ee ignal Iduna…
Read More » -
Spain
19-ka ciyaaryahan ee kooxda Real Madrid ay kala hortagayso Real Betis oo lagu dhawaaqay
(Madrid) 14 Okt 2016 – Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska 19-ka ciyaaryahan ee…
Read More » -
Spain
Isku aadka wareegga 32-ka kooxood ee Copa del Rey oo la shaaciyey… (Yey ku beegmeen Real Madrid iyo Barcelona?)
(Madrid) 14 Okt 2016 – Waxaa la shaaciyey isku aadka wareegga 32-ka kooxood ee koobka boqorka dalka Spain oo loo…
Read More » -
England
Kabtanka kooxda Liverpool oo ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa bishii September ee horyaalka Premier League… (Daawo)
(Liverpool) 14 Okt 2016 – Kabtanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jordan Henderson ayaa ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu fiicnaa horyaalka…
Read More » -
England
Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibkii ugu fiicnaa bishii September ee Premier League oo la shaaciyey
(London) 14 Okt 2016 – Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Tottenham ee Son Heung-min ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa…
Read More » -
England
Tababare Jurgen Klopp oo ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha ee Premier League
(Liverpool) 14 Okt 2016 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay abaal-marinta…
Read More » -
Soomaaliya
Signjet iyo Muqdisho United oo galabta isku dhagan
(Muqdisho) 14 Oktoobar 2016.Labada kooxood ee Signjet iyo Muqdisho United ayaa kullan xiiso badan waxa ay ku ciyaari doonaan garoonka…
Read More »