Day: October 12, 2016
-
Bannaanka Garoonka
SERIE A YAAN LAGU SIRMIN: Edgar Davids oo is barbardhigay horyaallada EPL, Serie A & Bundesliga!
(Amesterdam) 12 Okt 2016 – Arbihii hore ee kooxaha Inter, Milan iyo Juventus ee Edgar Davids ayaa kadigey “in la…
Read More » -
Spain
Barcelona oo go’aansatay inay iska iibiso Aleix Vidal
(Barcelona) 12 Okt 2016 Kooxda Barcelona ayaa la soo sheegayaa inay go’aamisay in kooxdu ay suuqa dhigto daafaceeda suuqa kala iibsiga…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo qarka u saaran in Cristiano Ronaldo ay ka saxiixdo heshiis waqti dheer ah
(Madrid) 12 Okt 2016 Kooxda Real Madrid ayaa ku sii dhawaanaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo laacibkeeda Cristiano Ronaldo si uu waayihiisa…
Read More » -
England
Chelsea oo ku soo biirtay kooxaha doonaya saxiixa Carrasco
(London) 12 Okt 2016 Kooxda Chelsea ee dalka ingiriiska ayaa ku soo biirtay kooxaha xiisaynaya laacibka reer Belgium ee kooxda Atletico…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo maanta ku soo laabtay tababarka buuxa ee kooxdiisa Barcelona
(Barcelona) 12 Okt 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa maanta xaqiijisay in xiddigeeda Lionel Messi uu ku soo laabtay…
Read More » -
England
“Zlatan Ibrahimovic kubbadaha xitaa ma dhammeystiri karin, oo xiddiga uu maanta yahay waxaa ka dhigay Fabio Capello.”. Pavel Nedved
(Europe) 12 Oktoobar 2016. Xiddiga uu maanta yahay Zlatan Ibrahimovic waxaa looga mahad celinayaa tababare Fabio Capello, waxaa sidaa qaba…
Read More » -
Spain
RASMI: Toni Kroos oo heshiis dheer u kordhiyay kooxdiisa Real Madrid
(Madrid), 12 Okt 2016 –Xidigga Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid, Toni Kroos ayaa qallinka ku duugay heshiis cusub…
Read More » -
England
Mata,Herrera, Blind, Shaw iyo Fellaini oo uu gabaabsi marayo qandaraasyadooda Old Trafford
(Manchester), 12 Okt 2016 –Qaar ka tirsan Ciyaartoyda kooxda Manchester United ayuu gabaabsi marayaa heshiisyadooda ay kula joogaan kooxdaasi,…
Read More » -
Spain
Hay’adda dembi baarista Colombia oo baaritaan ku wada Hanjabaaddii dilka ahayd ee loo soo diray James Rodriguez
(Bogota), 12 Okt 2016 –Hay’adda dembi baarista Waddanka Colombia ee ‘Cuerpo Técnico de Investigacion’ (CTI) ayaa shaaca ka qaadday…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo Toni Kroos ka dhigaysa Laacibka Jarmal ee ugu mushaarka sarreeya Caalamka
(Madrid), 12 Okt 2016 –Naadiga Kubadda Cagta Jarmalka ayaa lagu warramayaa in ay qorsheynayso in heshiis dheer oo aad…
Read More »