Day: October 11, 2016
-
Wararka
Isreeb-reebka K/Adduunka 2018: Jarmalka oo ka guuleystay Ireland, Ingiriiska oo barbar dhac la galay Slovenia iyo kulammadii kale
(Berlin), 11 Okt 2016 –Waxaa caawa la ciyaaray kulammadii 3-aad ee Isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018 ee Qaaradda Yurub, waxaana…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DIGNIIN KANSAR: Cabsi laga qabo Garoomada uu yaalo cowska Macmalka ah
(World) 11 Oktoobar 2016. War ka soo baxay TV laga leeyahay dalka Dutch-ka ayaa su’aal galiyay in cinjirka loo isticmaalo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Maldini dhaqse ayuu khaladkiisa u garowsan doonaa” – Sino-Europe Sports oo qaniintey Paolo Maldini
(Beijing) 11 Okt 2016 – Sino-Europe Sports ayaa ka jawaabtey wararkii uu beryahan ka sheegayay Paolo Maldini ee ahaa in…
Read More » -
England
“Iwobi wuxuu i soo xusuusiyaa adeerkiis Jay-Jay Okocha.”. Mesut Ozil oo ammaan ugu qubeeyay xiddig yaraha reer Nigeria
(London) 11 Agoosto 2016. Kubbad qaabeeyaha Arsenal Mesut Ozil ayaa ammaan ugu qubeeyay Alex Iwobi isagoona ku sheegay in qaab…
Read More » -
Italy
Xulka Junyarka Talyaaniga oo usoo baxay Koobka Qaramada Yurub 2017 + Sawirro
(Kaunas) 11 Okt 2016 – Xulka Talyaaniga ee 21-jirrrada ayaa helay hal dhibic oo ay uga baahnaayeen inay usoo baxaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Abaal marinta Cagta Dahabka oo la bixiyay, Ronaldo iyo Messi oo ka mid ahaa dadkii u sharaxnaa…(Yaa ku guuleystay?)
(Europe) 11 Oktoobar 2016. Waxaa la bixiyay abaal marinta Cagta Dahabka oo ay aalaaba ku tartamaan xiddigaha ay da’doodu tahay…
Read More » -
Soomaaliya
Horseed oo guul ka gaartay Elman xilli ay u gudubtay wareega labaad Koobka Janeraal Daa’uud+ SAWIRRO
(Muqdisho) 11 Oktoobar 2016.Kooxda Horseed ayaa guul ka gaartay naadiga Elman ciyaar ka tirsan koobka Janeraal Daa’uud oo galabta ka…
Read More » -
England
DAAWO MUUQAALKA: Xiddiga Man United ee Paul Pogba oo qaab cusub tinta u jartay
(Manchester) 11 Oktoobar 2016 – David Beckham ayaa ahaa xiddiga ugu qaab jarmada badnaa kubadda cagta oo ay taageerayaasha kubadda…
Read More » -
England
Nedved; “Waxaan ka qoomameeyaa in waqtigu iga dhammaaday anoon u ciyaarin Manchester United”
(Prague), 11 Okt 2016 –Xidiggii hore ee xulka Czech Republic, Pavel Nedved ayaa shaaca ka qaaday in uu ka qoomameeyo…
Read More » -
England
Milkiilaha Leicester oo iibsaday Doon Raaxo oo 12 Milyan oo Euro ah (Imisa ciyaartooy ayuu ku qaadi doonaa?)
(Leicester), 11 Okt 2016 –Milkiilaha kooxda Leicester City ee xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ku guuleysatay Horyaalka Ingiriiska ayaa…
Read More »