DAAWO: Xitaa diyaarada dusheeda qoob ka ciyaar ayuu ku sameynayaa Pogba

pogba

(Holland) 10 Agoosto 2016. Paul Pogba lagama joojin karo inuu qoob ka ciyaar sameeyo oo xitaa haddii uu diyaarad saaran yahay.

Laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ayaa la arkayay isagoo dheelaya mar uu saarnaa dayuuradii u siday dalka Holland maadaama uu caawa xulkiisa Faransiiska la ciyaari doono xulka Netherlands isreeb reebka koobka adduunka.

Daawo muuqaal uu Pogba soo dhigay boggiisa Instagram isagoo qoob ka ciyaaraya xilli uu dayuurad saaranyahay:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close