Day: October 10, 2016
-
Wararka
Isreeb-reebka K/Adduunka 2018: Faransiiska oo Holland ku garaacay garoonkooda Amsterdam iyo Portugal oo Nus dersin ku xaaqay Faroe Islands
(Amsterdam), 10 Okt 2016 –Waxaa caawa la ciyaaray kulammo ka tirsan Isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018 ee lagu qaban doono Waddanka…
Read More » -
Ameerika
”Maradona dhadhan malaha jawaabna ma istaahilo!” – Mauro Icardi
(Milano) 10 Okt 2016 – Qannaaska kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi ayaa ka jawaabay war uu yiri Diego Maradona…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Netherlands vs France 0-1
NETHERLANDS (4-3-3): Stekelenburg; Karsdorp, Bruma, Van Dijk, Blind; Wijnaldum, Strootman, Propper; Promes, Klaassen, Janssen. KAYDKA: Vilhena, Toornstra, Depay, Veltman, Kongolo,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Bale BIDAAR buu qarinayaa!!+SAWIRRO
(Wales) 10 Oktoobar 2016. Gareth Bale ayaa tinta furay oo sii daayay kulankii dhawaa uu xulkiisa Wales bar-baraha 1-1 la…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Faroe Islands vs Portugal 0-6
Faroe Islands (4-4-1-1): Nielsen; Jogvansson-Hansen, Gregersen, Nattestad, Davidsen; Vatnhamar, Benjaminsen, Hansson, Sorensen; Hendriksson; Edmundsson. Portugal (4-4-2): Patricio; Cancelo, Fonte, Pepe,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Gibraltar vs Belgium 0-6
Gibraltar: Goldwin, Wiseman, Casciaro, Chipolina, Chipolina, Garcia, Bosio, Walker, Mascarenhas-Olivero, Casciaro, Casciaro. Belgium: Courtois, Alderweireld, Ciman, Vertonghen, Meunier, Witsel, Defour,…
Read More » -
England
Garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka Premier League ee kooxaha Liverpool iyo Man United oo la shaaciyey
(Liverpool) 10 Oktoobar 2016 – Garsoore Anthony Taylor ayaa loo magaacabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka Premier League ee maalinta Isniinta ah…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo warbixin ka soo saartay xaaladda dhaawac ee Sergio Ramos
(Madrid) 10 Oktoobar 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Waddanka Spain ayaa warbixin caafimaad ka soo saartay xaaladda…
Read More » -
England
Sidee ayey noqonaysaa SHAXDA xulka England kulanka ay wajahayaan Slovenia, maadaama la filayo in kulankaas keydka la dhigo Wayne Rooney?
(England) 10 Oktoobar 2016 – Kabtanka kooxda Man United iyo xulka qaranka England ee Wayne Rooney ayaa kursiga keydka la…
Read More » -
Holland
DAAWO: Xitaa diyaarada dusheeda qoob ka ciyaar ayuu ku sameynayaa Pogba
(Holland) 10 Agoosto 2016. Paul Pogba lagama joojin karo inuu qoob ka ciyaar sameeyo oo xitaa haddii uu diyaarad saaran…
Read More »