Barcelona oo u ruqaansatay Christensen

champions-league-worst-of-the-week-andreas-christensen_u2wo6xhfxgub1tx6n6kv35jc9

(Catalonia) 09 Okt 2016. Barcelona waxa ay dooneysaa saxiixa xiddiga Chelsea ee Andreas Christensen, sidaas waxaa qortay The Sun.

Daafaca dhexe waxa uu haatan amaah ku joogaa Borussia Monchengladbach isaga oo ka hor yimi Barcelona kulankii Champions League.

Marka laga yimaado in uusan safka kowaad ee Chelsea helin, kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa in ay u aragtp badalka muddada dheer ee Gerard Pique iyaga oo diyaar la’ah aduun dhan a £20 million.

andreas-christensen-with-thorgan-hazard_1qobwa9rqrhlo1h3trv3agezdr

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close