Ancelotti oo difaacay Sergio Ramos kadib qaladkii uu sameeyay kulankii Italy

Image result for ramos and ancelotti

(Madrid) 08 Okt 2016 Tababaraha reer Talyaani ee Carlo Ancelotti ayaa difaacay kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos kaas oo sababay rigooradii laga dhaliyay xulkiisa.

Ramos ayaa dhaleeceyn badan kala kulmay saxaafada dalka Spain, laakiin Ancelotti ayaa sheegay in laacibka reer Spain uu yahay daafac dhamaystiran.

Ancelotti ayaa intaa ku daray in Ramos uu yahay laacib leh khibrad isla markaana ku guulaystay koobab badan, isaga oo ula jeeda inuusan u qalmin dhaleeceyn.

“Wuxuu leeyahay khibrad iyo tayo wuxuuna ku guulaystay koobab, waana yartahay laacib intaas leh” ayuu yiri Carlo Ancelotti.

“Ma ahan inaad wax ka sheegto Sergio Ramos, waa difaac dhamaystiran waana uu ka duwanyahay ciyaartoyda kale” ayuu sii raaciyay.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close